📍 Dharkenley, Mogadishu, Somalia🕒 8:00 AM – 10:00 PM
BaashBarberPremium Barber • Dharkenley
Home / About

About BaashBarber

Barber casri ah oo Dharkenley ku yaal, isku daraya xirfad, nadaafad, jawi wanaagsan iyo booking online ah.

BaashBarber interior
BaashBarber haircut
OUR STORY

A better barber experience for Dharkenley.

Ujeeddadayadu waa inaan macaamiisha siino timo-jaris tayo leh iyadoo waqtigooda la ixtiraamayo. Nidaamka online booking-ka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad horay u doorato adeegga, timo-jaraha iyo waqtiga.

  • 4 timo-jare oo la maamuli karo.
  • Booking online ah oo laga samayn karo meel kasta.
  • Jadwal cad iyo ka hortagga double booking.
  • Maamul fudud oo WordPress ah.

Our Mission

Inaan bixino adeeg barber oo tayo leh, nadiif ah, waqtigiisana leh.

Our Vision

In BaashBarber noqdo barber-ka casriga ah ee laga doorbido Dharkenley.

Our Promise

Service wanaagsan, booking fudud iyo khibrad macaamiil oo soo jiidasho leh.

Come experience BaashBarber.

Dooro waqtigaaga online.

Book Now →